Isticmaalka lacagta ciyaarta si aad u barato nambarada ▽ Isticmaalka lacagta ciyaarta si aad u barato nambarada - Af-Soomaali ▽
Marka ay ogaadaan waxa lacagtu qaban karto, carruurtu waxay jecel yihiin lacag! Lacagta ciyaarta waxay ka caawisaa inay bartaan tirinta, ku darsiga, dhufashada iyo qabashada tirooyin badan.