Waa Maxay Waxa Ka Weyn Wax Kasta? (Xad-la’aan) ▽ Waa Maxay Waxa Ka Weyn Wax Kasta? (Xad-la’aan) - Af-Soomaali ▽

Intee le’eg baa weyn? Immisa baa ka badan? Intee fog ayaad tagi kartaa? Fur buuggan oo u diyaar garow in aad maskaxdaada kala bixiso meel aan horey loo arag… ilaa xad-la’aanta!